Qarax lagu hoobtay oo ka dhacay duleedka deg. Balcad iyo Wararkii ugu dambeeyey

Sida ay sheegayaan Wararka ka imanaya Gobolka Shabeellaha Dhexe weerar miino ah ayaa lala beegsaday gaari ay wateen ciidamada dawladda Soomaaliya. Inta la xaqiijiyay 6 askari ayaa lagu dilay, 4 kalana waa lagu dhaawacay ka dib markii qarax miino loo dhigay gaari ciidan oo ay la socdeen, duleedka galbeed ee degmada Balcad oo 30km dhunaca … Continue reading Qarax lagu hoobtay oo ka dhacay duleedka deg. Balcad iyo Wararkii ugu dambeeyey